Waa sidee xaalada Haweenka Soomaaliyeed ee Ciidamada ku biira?

26

Haweenka ka mid noqda ciidamada Militariga Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin ay kasoo gaaraan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Waxaana haweenka ay sheegeen in ay uga nugulyihiin ragga ciidanka noqdo, dhibaatooyinka amni xumada ah ee soo foodsaarto qofka Militariga ku biiro.

Halkan ka dhagayso warbixin arinkaasi la xariira

Comments