Somalia: R/wasaaraha oo arrimo muhiim ah kala hadlay saraakiisha AMISOM

33

Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay saraakiisha ciidamada xooga iyo saraakiil kala socotay AMISOM oo uu kala hadlay dagaalka Alshabaab, gaar ahaan wadooyinka ay go’doonsan, sidii loo furi lahaa.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa tilmaamay in loo baahanyahay deg deg in loo furo wadooyinka go’donsan, si gargaar loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan qeybo ka mid ah dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Comments