Warbixin: Waa Side Xaalada Kaluumeysatada Degmada Cadale (Video)

33

Degmada Cadale oo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa ah Degmo leh Xeeb aad u dheer islamarkaasna ku fiican dalxiiska, sidoo kale Cadale waxeey kamid tahay Degmooyinka Qadiimiga ah eek u yaala Soomaaliya.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Muuqaal iyo warbixin  uu Telefeshinka Universal ka diyaariyay qaabka looga kalluumeeysto Xeebta Cadale.

Comments