Video: Sheekh Shaakir oo sheegay ineey la midoobayaan Galmudug

Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho Caleemo saarka Madaxwaynaha Soomaaliya uga qayb galay Hogaamiyaha Maamulka Ahlu-Sunah Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir, Wuxuuna Kulan la qaatay waxgarad iyo Siyaasiiin kasoo jeeda Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu Kulan la qaatay Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo oo Casuumad uu ka helay, Iyadoona ay siwayn uga hadleen sidii loo midayn lahaa Ahlusunah iyo Galmudug.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.