Stephan Schwartz oo Madaxweyne Farmaajo guddoonsiiyay Koofi ay ku qorantahay “Make Somalia Great Again”

34

Stephan Schwartz oo Madaxweyne Farmaajo guddoonsiiyay Koofi ay ku qorantahay  “Make Somalia Great Again”Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliy Stephan Schwartz oo maanta la kulmay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku guddoobsiiyay Koofi ay ku qorneyd “Make Somalia Great Again” halku dhigan ayaa ahaa kii uu ku caan baxay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump intii uu Ololaha ku guda jiray.

Madaxweynaha ayaa Danjiraha Mareeykanka u fadhiya Soomaaliya kala hadlay sidii uu Mareeykanka uga qeyb qaadan lahaa gurmadka abaaraha dalka Soomaaliya kajira.

Mareeykanka ayaa si diiran usoo dhaweeyay Doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

Comments