Video: Qaxooti loo diiday Sharciga oo Faraha laga jaray Qabow Dartiis

15

Waana markii ugu horeysay Taariikhda oo la arko dad qaxooti ah oo xilli ay cimiladu sidaan u qabowda ah lug uga baxaya Dalka Mareykanka oo la tilmaamo inuu yahay Wadan ay dhiseen qaxooti ka yimid daafaha Caalamka.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

Comments