Hawada Soomaaliya oo lagu wareejinayo dalalka deriska la ah

0
1
Mogadishu Aden Adde International airport
Mogadishu Aden Adde International airport

Waa mid kamid ah Diyaaradaha Shacabka oo ka duuleysa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Abdule International
Waa mid kamid ah Diyaaradaha Shacabka oo ka duuleysa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Abdule International

Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho.

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa ka mid ah dadka ka cabsi qaba in qorshaasi la saxiixo iyadoo laga faa’iideysanayo xilli kala guurka ee Soomaliya ay ku jirto.

Halkaan ka dhagayso wareysiga C/waaxid sheekh uu siiyay VOA-da:

Share Your Comments