Wargeyska Marca oo Qoraal ka sameeyay Labiska C.ronaldo

38

Wargeyska Marca oo ah wargeys kasoo baxa dalka Spain islamarkaasna u janjeera dhanka kooxda Real Madrid, ayaa qoraal iyo Sawiro lasoo xulay ka sameeyay Labiska Xidiga markiisi 4-aad ku guuleeystay laacibka ugu wanaagsan aduunka ee C.ronaldo.

C.ronaldo, ayaa marka abaalmarinada la bixinaayo si indho-qabad leh usoo labista, waxaana uu Wargeyska Marca uu xusay inuusan jirin ciyaaryahan Ronie ku gaarayo Labis.

Halkaan ka daawo Sawiro xul ah oo laga soo aruuriyay labiska Cristiano Ronaldo dhamaan Xafladihii uu kasoo qeyb galay.

This slideshow requires JavaScript.

Comments