Daawo: Nin nolosha ku gubay 2 caruur ah oo uu dhalay

zqvedolsnqjcp5729146fe5ab4Nin ayaa tuulada Kiambereria, ee deegaanka Molo ku gubay isaga iyo laba carruurtiisa aha ka dib muran qoyska dhexdiisa.

Deriska ayaa u sheegay warbaahinta in ay arkeen holac weyn oo ka baxaya guriga abbaaraha sagaalka habeenimo iyagoo intaa raaciyay in qoyska in muda ahba ka dhaxeeyay khilaaf  ka hor dhacdada nasiibka daran.

Xaaska ninka ayaa la sheegay in iyada iyo ilma hal sano jir ah ka baxsatay ka hor inta guriga uu holaca qabsanin. Taliyaha bilayska Molo Paul Rono ayaa sheegay in dhacdada ay baadhi doonaan.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.