
Hase yeeshee waxaa soo baxaysa in qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanku ay saluugsan yihiin qodobada qaarkood ayna ku talinayaan wax ka beddelaad taasi oo dhinaca kalena diidmo ka keentay hoggaamiyayaasha saxiixay.
Haddaba maxay yihiin qodobada hehsiiska iyo kuwa la isku diiddan yahay?
Halkan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan: