Sawiro: Muwaadin Soomaaliyeed oo si xun loogu dilay K/afrika

12512700_602261276591235_8913347491899936382_nQaar kamid ah baraha Bulshada ayaa waxaa lagu faafiyay Sawirada Muwaadin Soomaaliyeed oo si fool xun loogu dilay dalka Koofur Afrika.

Muwaadinkaan Soomaaliyeed, ayaa koox Burcad ah waxa ay ku dileen Baangad, iyagoona si xun ula dhacay qeybo kamid ah Jirkiisa.

Safaarada Soomaaliya ee Koofur Afrika iyo madaxda DF, ayaa intuba wali ka hadal dilkan iyo dhibaatada guud ee lagu haayo Soomaalida Koofur Afrika.

 

 

 

 

 

Halkaan ka daawo Sawirada:

12642884_602261186591244_4454339327154734601_n12549101_602261239924572_4572762158513926527_n 12512700_602261276591235_8913347491899936382_n

1 COMMENT

  1. Waa Arin Aad u xanuun Badan, in Wiil Somaali ah sidaasi Foosha Xun, LOOGU DILO BAANGAD.

    Weli ma la ogaan la’yahay Cida Xasuuqa u geysata Shacabka soomalida ah ee dalka South afrika Ku nool ??

    SAFIIRKA Soomaliya u fadhiyo South Afrika, Shaqadda uu meesha ka haayo maxay tahay, mar haddii shacabkii uu wakiilka ka ahaa sidaasi loogu jir DILAAYO DALKA SOUTH AFRIKA !!

    SHACABKA soomaliyeed, waa iney si wada jir ah kaga dhiidhiyaan,kuna DIIDAAN falalka & ficiladda Foosha xun ee lagu xasuuqaayo muwaadiniinta Soomalida ah ee ku nool dalka south Afrika. !!!

    Banaanbaxyo, waa in laga banana baxaa, lagana dal badaa dowladda south afrika INEY ka jawaabto ficilkaasi foosha xun.

    Dowladda Federalka Soomalia, waa in si DEG DEG AH ay uga DALBATAA DOWLADDA SOUTH AFRIKA, INEY JAWAAB KA BIXISO dilkaasi FOOSHA XUN.

    SAFAARADAHA DALKA SOUTH AFRIKA EE CAALAMKANA ( EMAIL HA LOOGU DIRO, SI AY IYAGUNA U OGAADAN, DHIBAATADA KA DHANKA SHACABKA SOOMLIDA EE KU NOOL SOUTH AFRIKA )

    INAA LILAAHI WA INAA ILAAHAY RAAJICUN, NAXARISTII JANNO ALLE HA KA WARAABIYO, WALALKA SOOMALIYEED EE GACANTA KA XAQDARAN DISHAY. AMIIN YAA RABI

    CADAADAL, CADAALAD, CADAALAD.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.