S/land oo ka laabatay Go’aankii lagu masaafurinayay dadka Koofurta

Ahmed Mahamoud Silanyo wants international recognition for Somaliland [EPA]
Ahmed Mahamoud Silanyo wants international recognition for Somaliland [EPA]
Somaliland ayaa beenisay in Soomaali ka soo jeeda gobollada koofurta Soomaaliya oo deggan gobolka Sanaag lagu amray in ay kaga baxaan halkaasi muddo toddobaad ah.

Arrintani waxay ka dambeysay markii qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalidu ay sheegeen in dad reer koofureed ah ay ka codsadeen madaxda Somaliland in aan laga saarin gobolka oo ay ka shaqeystaan.

Masuuliyiinta Somaliland ayaa amar ku bixiyey shisheeyaha sharci darrada ku jooga uu ka baxo, laakiinse masuuliyiintu waxay sheegeen in dadkaas aanay Soomaalidu ku jirin.

Halkaan ka dhagayso guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Axmed Cabdi Jaamac.

1 COMMENT

  1. Somaliland = waa socon weynay ee aan orodno.

    Kuwaan Soomaaliland la baxay, ee QABIIL’ill ada soomalida kamid ah, balse Soomalinimadda wanaaga & midnimadda shacabka Soomaaliyeed neceb. DADKAASI SOOMAALIDA WEY KU DHEX JIRAAN.. SOOMALIDANA INEY DADKA NOOCAASI AH LA MACAAMALOOTO WAXNA LA QEYBSATO WAA ARIN CAJIIB AH ??? ALLE CEEBTA HA ASTURO.

    SOOL+SANAAG, HADDII KHAATUMO AMA MAMUL GOBOLEED SOOMAALI AH LAGA HIRGELIN LAHAA HOBOLADAASI.. WAXAASI OO DHAN MA DHACEYN.

    WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA KUWA UMADDA SOMAALIYEED & MIDNIMADEED NIYADDA KA NECEB EE HADANA SOOMAALIDA KA TIRSAN…IN HAL MEEL LA ISGU KUUSO..MAGAALOOYINKA & DEGMOOYINKA AY KU NOOL YIHIINA..AY NOQDAAN GOOBO KA CAAGAN GANACSATADDA,AQOONYAHANKA IWM . IN MAGAALOOYINKOODA LAGU KARAN TIILO, SHIRKADAHA & GANACSATADDA HARGEYSA JOOGANA INEY KA SOO TAGAAN OO AY MAALGASHADAAN MUQDISHO & MAGAALOOYINKA KALE EE SOOMAALIYA KA TIRSAN..HADDI AY SHACABKA SOOMAALIYEED SOO DHEX GALAANA.. IN MIDAB TAKOORO, LAGUNA YIRAAH WAXBA IDIN LAMA macaamaleyno, waxna idinkama gadaneyno, waxna idinkuma darsaneyno.. haddii ay dhahaan sabab.. in Runta wajiga looga dharbaaxo.oo lagu yiraa SOOMAALIDIID AYAA TAHAY..SOOMAALINADDA WAAD NECEB TAHAY…

    Kuwa SOOMAALIDA NECEB haddii xanuun & takoor wada socdo la tusin lahaa… waxay ila tahay wey ka waantoobi lahayeen.. tafaraaruqa & soomaali neceybka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed..!

    Shirkadaha & ganacsatadda ka soo jeedo koonfurta waa ineysan hadda kadib maalgashan Hargeysa & goobaha kale ee laga neceb yahay midnimadda & jiritaanka umadda soomaaliyeed..

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.