Gaas: Shiico nama soo gasho mana yeeleyno in Puntland lagu faafiyo+Video

Madaxweynaha Puntland Gaas
Madaxweynaha Puntland Gaas

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in aan Puntland marnaba lagu faafin karin Mad-habka shiicada, guud ahaana shacabka reer Puntland iyo Soomaaliiyaba ay 100% yihii dad muslim Sunni ah

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.