Shirka Kismaayo oo maanta markii 4-aad baaqday

Ahirka madasha wadatashiga
Ahirka madasha wadatashiga

Waxaa markii 4-aad uu maanta markale dib u dhac ku yimid shirka madasha wadatashiga Qaranka ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Kismaayo.

Shirkan ayaa waxaa lagu wadaa in lagu go’aamiyo qaabka doorasho ee Soomaaliya, marka uu xiligeeda dhamaado doowlada uu hada hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo ay u harsantahay hal sano oo qura.

Shirkan oo la filayay inuu furmo marka uu maanta halkaas gaaro Madaxweyne Xasan, ayaa waxaa gudiga qaban qaabada ay sheegeen inuu baaqday, waxaana ay sheegeen gudiga in Berito uu si rasmi ah u furmi doono.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.