Video: Diyaaradii ugu horeeysay oo soo caga dhigatay Garoonka Boosaaso

Diyaaradii ugu horeeysay oo soo caga dhigatay Garoonka cusub ee Boosaaso
Diyaaradii ugu horeeysay oo soo caga dhigatay Garoonka cusub ee Boosaaso

Waxaa garoonka cusub ee magaalada Boosaaso goordhow soo caga dhigatay diyaarad siday wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo ay la socdaan xubno ka tirsan golayaasha Xukuumaada iyo baarlamaanka federaalka.

Waxaa garoonka ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Maamulka Gobolka Bari, Kan degmada Boosaaso iyo madax kale oo magaalada Boosaaso u jooga ka qayb galka munaasabada furitaanka Garoonka Boosaaso.


Socdaalka madaxweynaha ayaa ah sidii uu xariga uga jari lahaa wajiga koowaad ee Garoonka cusub ee magaalada Boosaaso, Xasan Sh Maxamuud ayaa ah markii u horaysay uu yimaado magaalada Boosaaso tan iyo inta uu xilka hayo.

Halkaan ka daawo Sawiro dheeraad ah:

This slideshow requires JavaScript.

Xuquuqda Muuqaalka: GaroweOnline

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.