Sawiro: Boqorka Sacuudiga oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Soomaaliya

Ambasaador-Dahir-Mohamoud-Gelle-640x693
Ambasaador-Dahir-Mohamoud-Gelle-640×693

Boqorka dalka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud waxa uu Xafiiskiisa ku yaalla Qasriga Boqortooyadda Yamaamah ee magaalladda Riyadh ku qaabilay 21 Danjirayaal cusub, oo uu ka guddoomay Waraaqahooda Aqoonsiga Danjirenimo.

Danjiraha Somalia u jooga Sacuudiga, Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka mid ah Danjirayaasha laga guddoomay Warqadaha loogu soo magacaabay Xilkaasi.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo aan warkan ka soo xiganay ayaa sheegtay inuu Boqorka Sacuudiga kaga mahadceliyey Danjirayaasha uu qaabilay Taageeradda ay Dowladahooda u muujiyeen Dagaalka ka dhanka ah Kooxha loogu yeero Argagixisadda.

 

 

Halkaan ka daawo Sawirada:

Ambasaador-Dahir-Mohamoud-Gelle-640x693
Ambasaador-Dahir-Mohamoud-Gelle-640×693

danjirayaal0000 safiirka-kenya-450x420 safiirka-Liberia-604x420 safiirka-Tanzania-614x420

 

1 COMMENT

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.