Xaqiiq Man City oo ku guuleeysatay Guardiola

Tababare Guardiola
Tababare Guardiola

Qoraaga caanka ah ee Sam Lee, ayaa wargeyska Goal warbixin uu ku qoray ku sheegay, in naadiyada ugu tunka weyn horyaalka Ingiriiska ee doonayay ineey ka faa’iideystaan xirfada Guardiola, ay fahansanyihiin in naadiga uu leylin doono marka uu Bayern kazoo huleelo ay tahay Man City.

Inkastoo uusan Guardiola si cad u sheegin naadiga uu qaban doono, ayaa hadana wariye Sam Lee waxa uu sheegay in xog uu ku kalsoonaan karo ay sheegayso inuu Man Citu qaban doono.

Wargeyska Goal, ayaa tan iyo markii uu soo baxay in macalinka reer Spain uu isaga soo tegi doono Jarmalka daacayay in Man City uu qaban doono, asigoona shaqada kala wareegi doona Manuel Pallegrini.

 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.