Live: Watford 2 Liverpool 0

article-3367244-2F8702D900000578-166_964x388

Ciyaarta oo hada socota 28 daqiiqo kaliya, ayaa wiilasha Klop waxaa lagu hogaaminayaa 2-0, waxaana ku hogaaminaya Kooxda Watford oo iyadu sanadkaan ku cusub Horyaalka.

Nathan Ake, oo Watford amaah ahaan uga soo biiray Chelsea, ayaa daqiiqadii 11-aad goolka 1-aad u dhaliyay Watford, waxaana goolkaas qaladkiisa lahaa goolhayaha aan qibrada lahayn ee Bogdan.

1450619664975_lc_galleryImage_Watford_s_Nigerian_strike

Sidoo kale daqiiqadii 15-aad ayaa Gool kale oo caaqibo lahaa waxaa Watford u saxiixay dhaliyahooda sanadkaan laga yaabanyahay ee Ighalo.

Halkaan ka daawo Sawirada Ciyaarta:

This slideshow requires JavaScript.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.