Dhagayso: M/weynaha oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyay..

sheikhMadaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaanu doonayn in muddo kordhin loo sameeyo marka ay muddadu ka dhamaato,hadalkan ayuu ka sheegay shirka Aayaha Dhalinyarada oo muddo saddex cisho ah kasocdey magaalada Muqdisho oo shalay lasoo gaba-gabayey.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.