Soomaaliya,Kenya & Itoobiya oo yeeshay kullan ku saabsan amaanka xuduudaha

mandheera-3Kulan saddex geesood ah oo ay ka soo qaygaleen masuuliyiinta maamulada degmooyinka Beledxaawo, Mandera, iyo Suufka oo ka kala tirsan Soomaaliya, Kenya, iyo Ethiopia ayaa maalintii labaad ka socda degmada Mandera ee gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulankan ayay saddexda dhinac uga hadlayaan sida ay isaga kaashan karaan dhinaca ammanaka ee xuduudda u dhaxeysa saddexda dal.

Halkaan ka dhagayso kullanka ka dhacay Mandheera:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.