Aqriso war-murtiyeedka laga soo saaray shirka madasha wadatashiga

12313763_529667960525217_5883509078612321569_nShirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa maanta lasoo geba gebeeyey waxaana kasoo baxay dhowr qoodb oo lagu heshiiyey.

Qodobada lagu heshiiyey ayaa waxaa ka mid ah.

  1. 1 – Inaan wax muddo kordhin ah loo sameyn hay’adaha dowladda Soomaaliya ee iminka jira.
  2. 2 – In la dhiso laba aqal oo sharci dejin, oo kala ah aqalka sare iyo aqalka hoose.
  3. 3 – In habka awood qeysbiga lagu salleeyo deegaan iyo qabiil isku dhaf ah
  4. 4 – In doorashada xubnaha labada gole ay ka dhacaan caasimadaha maamul goboleedyada dalka.
  5. 5 – In tiro kuraas ah oo cayimin haweenka laga siiyo labada gole ee la dhisi doono.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.