Sideey Haweenka Soomaaliyeed u arkaan Guurka Wax Ka Badan Hal Xaas?

imagesDoodan gaaban oo baxday 9-kii December ee 2015, ayaa waxa ay ku saabsan tahay sida ay dumarka u arkaan in raggooda ay la guursadaan xaasas kale. Doodan, ayaa waxaa ka qeyb galaya Aamina Maxamed Cabdi oo joogta Muqdisho iyo Xalwo Ladan Xaaji Diiriye oo joogta Minnesota.

Halkaan ka dhagayso dooda:

Xigasho: VOA

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.