Fanaan Soomaaliyeed Oo Lagu Marti-qaaday Maktabadda Kongresska Maraykanka

Toddobaadkan waxaa kulan lagu qabtay Maktabadda Kongresska dalkan Maraykanka, waxaana lagu casuumay laba Fannaan oo ka kala socday Suudaan iyo Soomaaliya.

Agaasimaha Maktabadda ee Kongress-ka Maraykanka u qaabilsan Afrika iyo Bariga dhexe Mary-Jane Deeb ayaa fannaaniintan martiqaadka u fidisay.

Maxamed Macaloow Nuur oo ah Muuskiste caan ah oo Soomaaliyeed, ayaa ka mid ahaa fannaaniinta la marti qaaday, ka dib kulankiisaas ayuu u waramay Idaacada VOA-da.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.