Doowlada Soomaaliya oo beenisay musuq maasuqi lagu eedeeyay Som Oil

Political Instability Prevents Somalian Oil from Being Developed

Gudigii ay DF u xil saartay ineey soo baaraan eedeeymaha QM gudiga u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo Ereteriya oo arimo musuqmaasuq usoo jeediyay Wasaarada Batroolka Soomaaliya, oo lagu eedeeyay ineey lacago sharci darro ah ka qaadatay shirkadaha Shidaalka soo saara oo ay kujirto Som Oil, ayaa eedeymahaas waxba kama jiraan ku tilmaamay.

Halkaan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.