Sawiro: Galmudug oo qabatay Taliyihii watay ciidamada P/land

Ciidamada Galmudug ayaa shaaciyey inay dagaalkii Gaalkacyo ay qabteen Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil oo kale

Shabakada Badweyn.com ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Teestaraha Taliyaha Madaxtooyadda Garoowe, oo ay ciidamada Galmudug sawirro kasoo qaadeen.

Ciidamada Galmudug waxa ay sheegeen inay goordhow soo bandhigi doonaan Video ay kasoo duubeen taliyaha la qabtay.

019 027 037

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.