Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo ay fadeexo ku haysato Mareeykanka

download (1)Wasiirka arimaha gudaha maamulka puntland ahaana madaxwaynihii hore ee xilka laga tuuray ee maamulka khaatumo oo hada ku sugan wadanka maraykanka oo hore u daganaa gaar ahaan gobolka Boston socdaalka uu ku yimi Ahmed karaash wadanka maraykanka ayaa ah isagoo uu ka dhacay green cardkii oo uu doonayo inuu cusboonaysto iyo isagoo u yimi inuu buuxsado lacagta ay qaataan dadka beeshinka ah ee hore u soo shaqeeyey .

Ahmed karaash ayaa isagu markuu ka shaqayn jiray Boston waxa uu ka shaqayn jiray meel parking lot ah iyo dukaan lagu gado khamriga oo la yiraahdo liquor store, axmed hase ahaatee axmed karaash ayaa markuu yimi magaalada Boston wuxuu la kulmay dacwad taasoo ah naag madow oo u dhalatay wadankaas oo tiri wuu I kufsaday anoo cabsan, qareenka u doodaya axmed karaash ayaa ku andacooday in arintaan tahay siyaasad lana rabo in sumcadiisa meel looga dhaco taas oo uu ku eedeeyey inay ka danbeeyaan maamulka khaatumo oo uu yiri waxay igu eedaynayaan dagaalkii ka dhacay taleex si kastaba ha ahaatee beesha uu ka dhashay axmed karaash ayaa iyagu waxay halgan ugu jiraan siday ku badbaadin lahaayeen axmed karaash ayaa haduu danbigaan ku cadaado inuu kufsi geystay wuxuu mudan karaa 15 oo xarig ah, dhanka beesha uu ka dhashay axmed karaash kuwooda Minnesota Dagan ayaa iyagu wada shirar ay rabaan inay Minnesota ku soo dhameeyaan axmed karaash hase ahaatee jaaliyada puntland ee Minnesota ayaa isyagu dhabarka u jeediyey inay Ahmed karaash ku soo dhaweeyaan Minnesota taasoo ay sabab u tahay ka Dib markay jasliyadu ogaatay

 

In qorsha beesha uu axmed karaash ka dhashay wataan ay tahay in madaxwayne ku xigeenka puntland cabdixakiim Cameey ay mucaaradad ku abuurayaan, beesha uu Ahmed karaash ka dhashay ayaa iyagu waxay waligood ku doodi jireen in kursiga madaxwayne ku xigeenka puntland iyagu xaq u leeyihiin oo aanu gayin kursigaas nin buuhoodle u dhashay isku soo wada duubduuboo beesha axmed karaash ka dhashay ayaa iyagu gabi ahaanba waxay qaxooti ku yihiin magaalada garoowe taasoo ay sabab u tahay markii magaalada laascaanod ay gacanta ku dhigeen beesha ugu tunka wayn laascaanod beeshaasoo ah beesha jaamac siyaad.

Waxaa war bixintan magaalada Minneapolis nooga soo diray wariyahayaga halkaas noo jooga abdihakin Osman nur AKA shekh Somali

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.