Sawiro: Mashquulka ka jira Garoonka Aadan Adde

Aadan adde international air port
Aadan adde international air port

Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa baryahaani danbe galay jawi mashquul ah kadib markii ay Dowladu dib usoo celisay bilicda Garoonka.

Garoonka ayaa waxaa ka duula diyaarado aad u farabadan kuwaasi oo u kala goosha inta badan wadamada ay ku badan yihiin amabada ay daneeyaan Soomaalida.

Waxaa sidoo kale kasoo daga diyaarado aad u farabadan oo intooda badan soo qaada rakaab, halka xiliyada qaarna ay kasoo dagaan diyaarado u raran ganacsato.

Mashquulka garoonka ayaa si aad ah looga dareemayaa Magaalada Muqdisho, waxa ayna Dowladu ku hamineysaa in garoonka la howlgaliyo habeenkii.

Mashquulka diyaaradaha garoonka Muqdisho ayaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya, waxaana halkaan idiin kugu soo bandhigeynaa qaar ka mid ah diyaaradaha garoonka kusoo dega.

garo1 garo2 garo3 garo4 garo5 garo6 garo8 garo9

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.