Norway: Cunsuriyiin gubay Guri ay deganaayeen Soomaali+Sawiro

da2Sawiro Cusub ayaa laga helay Dhacdo Naxdin leh oo qoys Soomaali ah ku qabsatay dalka Norway kadib markii lagu gubay guri ay halkaasi ka dagnaayeen.

Gurigaani ayaa waxaa ku noola Qoys Soomaaliyeed waxa uuna ku yiilay magaalada Ulsteinvik.

Gurigaani ayaa waxaa dabqabadsiiyay dad lagu sheegay inay yihiin cunsuriyiin u dhalatay Norway kuwaasi oo u adeegsaday Bansiin

Waxaa ku noola guriga qoys Soomaaliyeed oo ka koobnaa 12 qof oo Lix caruur ahaayeen, inkastoo dadka deriska ay u soo gurmadeen oo la badbaadiyay.

Boolisku gacanta kuma aysan dhigin wali dadkii ka danbeeyay gubida gurigaasi, balse waxa ay ku adkeysanayaan inay ku jiraan Baadi goobkooda.

da1 da3 da4 da5

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.