USA: Daawo dareenka Amal Mohamed oo ninkeeda lagu hor dilay

amalColumbus, Ohio-Amal Mohamed oo ah Haweeneydii uu ka dhintay Shuceyb Abuubakar oo 2 maalin kahor nin Madow ah uu ku hordilay Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo Maqaaxi kazoo baxay, ayaa markii ugu horeeysay la hadashay warbaahinta dalka Mareeykanka, gaar ahaan TV-ga NBC4.

“Sidaad u jeedo maahi qof xaalkeedu fiicanyahay waxaan dareemayaa murug iyo walwal” ayay tiri Amal Mohamed.

Galabkii Jimcaha ee lasoo dhaafay, ayaa Shuceyb iyo qoskiisa waxay Casho kazoo cuneen Maqaaxi ku taal Golden Corral, markii ay kazoo baxeena waxay la kulmeen shilkaan naxdinta leh, kadib markii nin ku hubeysan Qori fudud uu rasaas la dhacay Shuceyb Abuubakar oo ay daawanayaan Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Amal.

Booliska ayaa sheegay in ninka wax dilay uu isku dayay inuu dhaco Shuceyb iyo xaaskiisa, balse muran dhex maray kadib uu rasaas la dhacay.

Halkaan ka daawo wareeysiga Amal Mohamed oo ah Xaaskii uu ka geeriyooday Shuceyb:

 

3 COMMENTS

  1. Whatsapp, FAcebook and Viper would not protect your DATA through Harvesting by NSA and GCHQ

    What Can we do about the Privacey Harvesting ( Photos,Details,Posts and locations )of the monitoring all the communication including : –

    Whatsapp — our data is in the warehouse of nsa
    Facebook – our data is in the warehouse of NSA
    Viper — Voice Calls,Message, Photos and all contants is in the Wharehouse of NSA and GCHQ Data serves..

    Let us all Standup and stop of All The MATADETA Collection which is happening GCHQ AND NSA Centres—2016 Wold should stop using those privacy leaking APPS

    Watch the Link Below :-

    https://www.youtube.com/watch?v=tOMiAeRwpPA

  2. Inaa lilaahi wa inaa Illahay Raajicun. Alle ha u naxariisto Marxuumka, Qoyskii & ehelkii uu ka tageyna Ha ka siiyo Samir iyo Iimaan. AAmiin Aamiin.

    Maalinkasta Ma waxaan daawana Dad/Shaqsi u adeegaya Shacabka Soomaliyeed ee hadana si arxan darro ah Loo dilayo.

    Jawaabtu waa MAYA, lama joogo waqtigii inta dhib la geysto dad kale dusha loo saarayay, Casrigaasi waqtigiisa waa laga soo tagey..ee waa in Dowladda mareykanka Xil-iska saarta dadka dalkeeda ku nool iyo Baad qabkooda.Sharcigana la horkeeno Dambiila Geystay Dhibka.

    Waa in Shacabka Soomalida ah ogaadaan, Xuquuqda ay ku leeyihin Dowladda MAreykanka..

    Qofka- Soomaliga ah ee ku dhinto Dalka Mareykanka, waa in Sharcigana la hor keenaa…laguna qaada wixii Dambi ah ee uu ka galay shacabka Soomalida ah ee ku nool dalka mareykanka..( Muhiim Maaha Madow iyo Cadaan cida uu yahay ). Balse Muhiimadda waa in Looyaradda Soomalidda ee USA jooga ay caawiyaan Ehelka uu ka baxay MArxuumka, Dambiilaha la marsiiya Wixii uu muteysto..ee Dambi ah.

    Shacbka Soomalida ah, Waxaa dhib uGu filan Dhibatadda iyo Dhaqan Xumadda ay ka dhaxleen nolosha MAreykanka oo ay ku jiraan NAceyb Midab, Faquuq Diimeed, Cunsurinimo, shaqo & C/fimaad la’aan, Haddana arintu ma waxay isku bedeshay ( Black and White-Issue), oo ah in Qofka Soomaaliga in la dillo, lagu nabo dadka Madow-ga ah..Qofkii uu rabo ha haddo, Waaa in Dowladda mareykanka lagala Xisaabtaa, Shaqsiyga Soomaliga ah ee dalkeeda lagu waxyeeleeyo, Diyo iyo Magdhow- wadda Socda la siiyaa Reer-ka uu ka tagey MArxuumka…Inaa lilaali wa inaa illahay raajicuun…

    Inta laga helaayo Safaaradda Soomali ah oo si rasmi ah uga shaqeysa Carigga Mareykanka,ilaalineysa kana warqabto Baad qabka Qoyska/Muwaadinka Soomaliga ah.. WAa in Si wada jir ah Dhexda looga xirtaa bad baadinta Shacabka Gaar ahan kuwaada liito ee ku dhibaateysan Dalka MAreykanka.

    Safaaradda Soomalida ah ee ku taalo dalka mareykanka, waa iney xil iska saarta, kana damqadaa dhibaatadda lagu haayo shacabka Soomalida ah ee ku nool dalka Mareykanka…

    Safaaradda waa iney noqotaa Mid shaqadeeda u qabto Si Rasmi ah..

    Sidoo kale Soomalida ku nool dalka Mareykanka- Waa iney iska dhaafan ama joojiyaan qilaafka Dhex-dooda ah, sababtoo ah wax faa’ido ah kuma jirto, Maalinkasta Qof baa si arxan darro ah loo dilo, mana jirto cid-ka hadasha, cid soo qabto dambiilaha, iyo IN DHIBANAYASHA HELAAN XAQOODA MUWAADININIMO OO AY KU LEEYIHIIN DALKA MAREYKANKA..

    KALA QEYBSANAN LA’AANta looma baahno waa in la abuuraa ama la sameeyaa Board = ( SOMALI COMMUNITY SAFERTY TRUST- Hay’ad AMA urur ay ku dhan yihin Jaaliyadaha Soomalida ah ee Carigga Mareykanka oo dhan ) Hay’adani waxay ka caawini kartaa jaaliyadaha USA in la diiwan geliyo, Dhibaatooyinka kala duwan ee ku dhaco Qoysaska Soomaliga ah ee uu ugu horeeyo DIL-ka. Waxay Ha’adani ay u fududeyneysaa iney Helaan Dhibanayasha Xaqa Magdhow ee ay ku leeyihin USA.

    Alle umadda ha ka bad baadsho Sharta iyo dhibaatadda ka socto Dafaha Dunidda…Aamiin Ya rabi.

    Waa run Sida uu walalka sheegay Crisaaq, ee Cadaalad, Cadaalad iyo Cadaalad waa iney helaan Qoyska uu ka baxey Marxuumka.

    Wabilahi Towfiiq

  3. That is the problem of cyper-war by Americas secret service ( Nsa) against vanerable and defenceless Ethnic minority including Somali community. We have no idea about the mass collection of Data which is going on our daily communication by the US -government.

    The cold blooded killing against the vunerable community is illigal and immoral.

    Somali people need to wake-up and leave america before it is too late.

    SOMALI PEOPLE NEED TO GO BACK TO THEIR COUNTRY. SOMALI IS MUCH SAFER THAN THE STATES.

    FINALLY Justice is needed for this Family…

Leave a Reply to USA should Stop the Spenoge on Internet Harvest or World Citizens Information Cancel reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.