Daawo: Soomaali ISIS ka tirsan oo isku qarxiyay dalka Ciraaq

Wargeyska Dailymail ee kasoo baxa Ingiriiska, ayaa daabacay in muwaadin Soomaaliyeed oo ka barbar dagaalamayay urur ISIS uu isku qarxiyay magaalada Ramaadi ee dalka Ciraaq.

Ninkaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Abuu Khaalid Al-Britani asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya, ayaa la sheegay in qaraxa uu fuliyay ay ku naf waayeen askar badan oo katirsan ciidamada Doowlada Ciraaq.

Wargeyska Dailymail, ayaa sidoo kale daabacay in ruux kale oo Soomaali ah oo ay saaxiibo ahaayeen Abuu Khaalid uu horay isna isugu qarxiyay Ciraaq.

Dailymail ayaa sidoo kale daabacay in labadaan muwaadin ee Soomaaliga ah ee Ciraaq isku qarxiyay ay haystaan dhalashada dalka Ingiriiska.
2A46830300000578-3153208-image-a-9_1436343997062

2D89CB9100000578-0-image-m-2_1445716484866

2DBDB17B00000578-0-image-m-5_1445716512020

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.