Sawiro: Soomaali u tartamaysa xilalka sarsare ee gobolka Minnesota

201446635323503975737096IMG_8180Diyaargarowga tartanka doorashada aqallada wakiilada gobollada Mareykanka, ayaa si xawli ah uga soconaya gobollada uu ka kooban yahay dalkaasi.

Soomaalida degan waddanka Mareykanka, ayaa ka qayb qaadanaya iyada oo dhalinyara badani ay markan u sharaxan yihiin jagooyin kala duwan.

201446635323501030918697IMG_8061 201446635323504658396064IMG_8209

Maxamuud Nuur, waxa uu u tartamayaa jaga ka tirsan aqalka wakiillada gobolka Minnesota, waxaana uu ku tartamayaa Xisbiga Dimuqraadiga.

Hadaba halkaan ka dhagayso waxa ku kalifay Maxamuud inuu u tartamo Jagadaas?

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.