Hargeysa: Fanaaniinta xiran oo maxkamad lasoo..

Afarta fanaan ee ka tirsan xiddigaha geeska Nimcaan Hillaac Xamda Queen, Maxamed Axmed Bakaal iyo Cabdiraxman Caydiid Cabdi, oo boliiska Somaliland ka qabteen axaddii gegida dayuuradaha ee Hargeysa iyagoo markaasi fanaaniintaasi ka soo laabtay magaalada muqdisho , ayaa maanta markii ugu horeysay la horkeenay maxkamadda gobolka ee Hargeysa.

Xaakimka maxkamadda, ayaa boliiskii waday afarta fanaan wuxuu ku wargeliyay inaanay u soo marin qabashada fanaaniitaasi si sharci ah oo ruqsad maxkamaddeed aanay heysan, sidaa darteed ay sharciga soo waafajiyaan.

Halkan ka dhagayso wareysi la xiriira arintaas:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.