Dhagayso: Taliyaha ciidamada P/land oo ku hanjabay inuu is casilayo

Taliyaha ciidamada Puntland
Taliyaha ciidamada Puntland

Taliyaha ciidamada maamulka Puntland Saciid Maxamed Xirsi, ayaa ku hanjabay inuu is casilayo hadeeysan xukuumada uu hogaamiyo Cabdiwali Gaas bixinin mushaarka ciidamada.

Taliyaha Ciidamada oo wareysi siinayay mid kamid ah Idaacadaha Maamulkaas, ayaa sheegay in qaar badan oo kamid ah ciidamada mudo Bilooyin aysan helin xuquuqdooda.

Halkaan ka dhagayso:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.