
Maamulka Hiiraan ee Doowlada Soomaaliya ayaa ku howlan, ayaa ku howlan qorsho ah in ciidamo Boolis ah la geeyo deegaanadii Shabaab lagala wareegay ee gobolkaas, si ay ula wareegaan amaanka, islamarkaasina la helo Boolis u shaqeeya Bulshada gobolka Hiiraan.
Gudoomiye ku xigeenka Hiiraan, Xuseen Cismaan ayaa Warbaahinta u sheegay in dhawaan ciidamo Boolis ah ay ku wajahanyihiin Degmooyinka Buula-barde, jalalaqsi, Maxaas iyo Matabaan.
Halkaan ka dhagayso gudoomiye ku xigeenka Hiiraan: