Video: Wadooyin USA ku yaala oo loogu magac daray wadooyin Soomaaliya ku yaal

Qaar kamid ah wadooyin ku yaal magaalada ay Soomaalida ku badantahay ee Minnesota, ayaa waxaa loogu magac daray wadooyin caan ah oo ku yaal gudaha dalka Soomaaliya.

Wadooyinkaas ayaa waxaa loo kala bixiyay SOMALI STREET, TALEEX AVE iyo OROMO STREET.

Halkaan ka daawo muuqaalka:

1 COMMENT

  1. Dowladda MAreykanka waxa ay ka wadataa barnaamijkaa Siyaasad. waa iney dadka Soomalida ah ku celiso oo ay joogaan Dalka MAreykanka. Marka aniga waxaan Soomalida u sheegi lahaa. wadooyinka, aad idinku dhisitaan, dalkiina ku yaalo ayaa ka qeyr badan. Soomalida waa iney noqdaan dad Dalkooda dhiso, ee yaan waqti badan, Hanti iwm lagu bixin Dal Beri kamaal si fudud lagaaga soo ceyri karo hadii aad wax yar oo qalad ah gashay. ka feejignow. Dadaalkaga yuusan noqon HAL BACAD LAGU LISEY. ee dalka ha la maalgeliyo hana laga shaqeeyo dib-u-dhiskiisa. si Jiilka Hada iyo kuwa dambe ee Soomalida ah ay uga faa’ideystaan.

    waad mahadsan tihin.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.