Dibadbaxyo lagu soo dhaweeynayo qaxootiga oo Sweden ka socda

150905123947_migrant_640x360_reuters_nocreditIn ka badan 25 kun oo ah muwaadhiniinta Sweden ayaa maanta la filayaa in ay caasimadda dalkaasi ee Stockholm ka dhigaan dibed bax ay ku taageerayaan qaxootiga soo gaaray qaaradda Yurub.

Dibad baxa oo loogu magac daray ‘Refugees welcome’ oo micnaheedu yahay “soo dhawaada qaxootiga” ayaa waxaa sidoo kale lacago loogu ururin doonaa muhaajiriinta dhibaateysan ee kusoo qulqulaya Yurub.

Cabdi Caddow waa xubin ka tirsan dhaqdhaqaaqa codka qaxootiga Yurub, khadka telefoonka ee Sweden ayuu ugu waramay BBC-da:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.