Finland oo dhimeysa ceyrta la siiyo Soomaalida

download (2)Finland- Doowlada Finland ayaa ku dhawaaqday ineey dhimeyso lacagta ceyrta ah ee lasiiyo Soomaalida Qaxootiga ku ah dalkaas, kuwaasoo kasoo cararay dagaalada Sokeeye iyo Colaadaha Soomaaliya.

Raadiyo ku hadla Afka Doowlada Finland, ayaa sheegay in 10% la dhimi doono lacagaha Ceyrta ah ee lasiiyo Soomaalida ku nool Dalkaas, taasoo sababteeda lagu sheegay culeys gaar ah oo dhinaca dhaqaalaha ah oo soo food saaray Dalkaas.

Jirma Kuuluveinen, oo ah masuul ka tirsan Doowlada Finland ayaa sheegay in dhimis lagu sameyn doono Ceyrta la siiyo Qaxootiga ku nool Dalkaas oo ay Soomaalida ugu badantahay.

 

1 COMMENT

  1. asc asxabey biaashro horta aniga waraaq ayan helay kahor naagta i qabilsan aan wacay waxay dhahday xaaska wan kuu ogoladay ilmahana isbucan dhaxdisa waraq kuso diraya marka niyada qeer u shega wax laba sana ladhaho majiran kaliya wa nasib iyo qofka kiiskada haya suu yahay qofna marmarsiya uu kaga dhiga qofna wuxu firinaya kaliya waxada see sax u noqdan marka wixi dhiman ilaah ha ugu soo qaadaU codee: 1 0

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.