DHAGAYSO:Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Kaga Digay Puntland iyo Somaliland Faragalinta Ay ku Hayaan Khaatumo

somali government logo
Somali government logo

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Somalia C/raxmaan Odowaa ayaa kaga digay maamulada Puntland iyo Somaliland inay carqaladeeyaan maamulka Khaatumo oo ka dhisan gobolada Sool iyo Sanaag.

C/raxmaan Odowaa oo ah Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Somalia ayaa sheegay in degmada Taleex oo ka tirsan deegannada uu sheegto maamulka Khaatumo State ay ahayd goob taariikh ku leh gobonnimo doonka Somalida islamarkaasna ay kaga digayaan maamulada la dariska ah inay ka joojiyaan faragalinta iyo carqaladeenta ay ku hayaan maamulkaas.

HALKAAN KA DHAGAYSO CODKA WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA IYO FEDERAALKA CABDIRAXMAAN ODOWAA 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.