Daawo Soomaalida USA oo dhigay dibad-bax ballaaran

Banaanbax Balaaran oo looga soo horjeedo Xiritaanka dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu soo eedeeyey inay ku biiri lahaayeen Jabahada ISIS ayaa waxaa uu ka dhacay dalka Mareykanka iyadoona ay dibad baxayaashu ay ku codsanayeen in si deg deg ah loo sii daayo dhalinyaradaas Soomaaliyeed.

Halkan ka daawo:

2 COMMENTS

  1. FBI’s WRONG DOING And Breaking the US LAW.
    Read the link below :-

    http://m.stltoday.com/news/local/crime-and-courts/controversial-secret-phone-tracker-figured-in-dropped-st-louis-case/article_fbb82630-aa7f-5200-b221-a7f90252b2d0.html?mobile_touch=true

    THE FBI it is self is breaking the US law. How on earth is Allowed them to secertly exploite and misuse peoples privacy. Even the telecomunication companiez are guilty. The dont have right to presecute until they them abide the US. Read this article and do judgement.

    Caqliga ayay dadkeena la yihiin. Dowladahan waxay ku tashadeen iney caruurteena xabsi ka buuxiyaan. Qof kasta oo soomaali ah ee ku nool dalalka mareykanka,canada,australia, uk iyo newzealand. Wey saameyneysaa aruntaan ku soo korortay Caaalamka. Si taxadar leh u aqri linkiga kore iyo inaan mobile kaaga wixii ku jiro oo dhan ay share gareeyaan dowladdahaas.

    FBI da haddii ay shaqada ay qabaneyso sax ka tahay waa iney marka hore noqotaa urur sharcigaa ilaaliyo. Yaaa u ogolaanayo iney istocmaasho STINGRAY ATEN. Xaafadaha ay soomaalida degen yihiin ee mareykanka iyo ingiriiska waxa ay fbi da si aan shaciga mareyka ka waafaq saneyn oo qarsoodi ah u suratay xaafad weliba ateeni spy atena ah oo magacadeda loo yaqaano stingray atena. Taasi oo u fududeyneyso iney hesho xog kasta oo ku jirta taleefanaddda soomaalida iyo dad weynaha ku nool xaafadahaasi ku jira oo dhan.

    FBI da waa iney sharciga mareykanka ilaalisaa. Sidoo kale waa iney joojisaa survalience programe yadda ay waddo iyo isticmaalka aalada stingray atena. Waa sharci daro ka dhan ah soomaalida iyo dadka kale ee ku nool mareykanka.

    telefoonadda aan maanta isticmaalno waa weel dabadda ka duleelo oo kale, wixii xog ah ay shacabka ku shubaana waxaa si toos ah ula baxo, haddiiba aan la keydsanin. Soomaalida waxay ku maah.maahdaa gacan daahir ah ayaa wax daahirisa. Ee wiilkaan waalidkiisa ha raadsadan sharci yaqaano ka caawiyo xagga sharciga.

  2. Mareykanka waa FURSAD GAAD. Dadka dalkooda u soo hijooraday haddii ay waxaan ooo dhib ah kala kul mayaan waa yaab.

    Somalida maahan dad argagixso ah, waa dad nabadda iyo wada noolaashaha Jecel. Waa dad meel kastoo ay dunadda ka joog, leh fir fircooni iyo wax qabad. Waa dad si wanaagsan ugu nool, si fiicana uga dhex muuqdo dalalka kale oo ay tageen.

    Magaca argagixiso isticmaalkiisa waxa uu bilowdey Qaraxyadii loo heystay dalka mareykanka ee September 11 kii, markii la bur buriyey daahiirihi dheeraa ee mataanaha. Halkaasi oo ay fududaatey in magacaasi dusha loo sariyo dadka muslimiinta ah. Waxaase la ogaadey wixii dhibaato ah ee meeshaasi ka dhacey ineysan Muslimku shaqo ku lahayn. Gaar ahan dadka ku nool Qaraada mareykanka.

    Waxaa ka dambeeey qaraxyadaasi waa koox ama urur ka jiro qaaradda yurub oo Mgacadiisa la yiraah Zionist. Waa koox u okoleysa in dadka israailiyiinta ama yuhuudda gurigooda uu noqdo jarusalam. Marka mareykanka maahayn in aan meel waxba ka jirin uu wax ka doono. Dad aan dambi lahyne uu ka dhigo dambiikayaal..
    Inta laga siidaayo dadka aan damiyadda lahayn ama lagu soo cadeynin ee Soomaalida ah ee ku xiran dalks mareykanka waa in la wadaa Banaanbaxyadda lagu diidayo xarigga loo gwysanayaao dhalinyaradda Soomaaliyedd. Tani waa waxa loo yaqaan Racial profile -n waxa ay target ku tahay mujtamac gaar ah.

    maahan in la aqbalao xad gudub iyo isir naceyb. Ee waa in mujtamaca soomaaliyeed ee nool dalka mareykanka noqdaan dad isku xiran oo mideysan. Si markaasi ay u helaan xuquudooda asaasiga ah ee ku dhex luntay dalka mareykanka.

    Dowladda mareykanka waxaan ka rajeyneynaa iney noqoto dowlad tix geliso qawaaniinta caalamka iyo xuququl insaanka.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.