Maxkamadda St. Paul oo La soo Taagay Dhallinyaro Soomaaliyeed

Zacharia Yusuf Abdurahman, 19. Abdurahman is among six Minnesota men of Somali descent that have been charged in a criminal complaint with traveling or attempting to travel to Syria to join the Islamic State group,Qareenno ka tirsan dowladda federaalka ee Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogey afar dhallinyaro Soomaali ah kuwaasoo lagu soo eedeeyey in ay dooneyeen in ay ku biiraan ururka Daacish, oo uu Mareykanku u daray ururrada argagixisadda.

Dacwad oogayaasha ka socoday federaalka ayaa qaadiga maxkamadda ka codsaday in dhallinyarada lagu sii hayo xasbiga inta ay socoto dacwadoodu, xagga kuwa u dooddaya dhallinyarada la soo eedeeyay ay ku andacoonayaan in an la hayn wax cad ah oo aysan dambi lahayn.

Eeedeymo iyo inkiraad kaddib ayey xaakinka maxkamaddu go’aanisay in xabsiga lagu sii hayo inta ay socoto dacwadoodu, Cadnaan Faarax, Guuleed Cumar, Hanad Muuse iyo Zakariye Cabdiraxmaan.

Halkan ka dhageyso wareysi ay VOA-da la yeelatay mid kamid ah waalidiinta:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.