R/wasaarihii hore oo la kulmay Soomaalida Mareeykanka

Waxaa maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay magaalooyin ka mid ah wadanka Maraykanka, Raiisulwasaariihii hore ee Soomaaliya Abdiwali Sheekh Axmed oo gudoomiye ka ah Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Soomaaliya.

Habeenkii xalay ahaa, ayuu kullan ballaaran ku la yeeshay qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolaka Minnesota.

Halkan ka dhagayso wareysi lala yeeshay Mr Abdiwali:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.