Dhagayso 400 Tahriibayaal Soomaali ah oo la badbaadiyay

2797B60F00000578-3040130-image-m-38_1429107037216Ciidamada ilaalada ka ah xeebaha wadanka Talyaaniga, ayaa sheegay in ku dhawaad 10-kun oo qof oo tahriibayaal ah laga badbaadiyay Xeebaha dalkaas.

Shalay oo keli ah waxaa la badbaadiyay 900 oo qof.

Dhibaatadii ugu danbeeysay 40 qof ayaa dhimatay, kadib markii ay cillad ku timid Doontii ay saarnaayeen.

Boqolaal qof oo Soomali ah, ayaa kamid ahaa dadka maalmahaan ka gudbay Badda Minetereniam-ka.

C/raxmaan Maxamuud Xasan, waxa uu kamid yahay dadka Isbuucaan laga badbaadiyay Badda, haatana waxa uu joogaa Xero ku taal magaalada Rome, waxa uu ka waramayaa dhibkii uu soo arkay intii uu kusoo jiray safarka Tahriibka.

 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.