Warbixin: Ciyaaraha Soomaalida ee Gobolka Ohio

E320FED6-4D50-4403-909F-076D5BAE9A27_w640_r1_sWaxaa maalintii saddexaad galay ciyaarihii garoomada dedan ee kubadda cagta oo jaaliyadaha Soomaalida ee dalka Maraykanku ay ku leeyihiin magaalada Columbus ee gobolkan Ohio, waxaana hadda iskugu soo haray afar kooxood.

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.