Minnesota: Jaamacad Abaalmarin Gudoonsiisay Haweeneey Soomaaliyeed

150313015651_miski_640x360_bbc_nocredit

Jaamacada Kutaala gobolka Minnesota ee la yiraahdo Augsbur (oogas-buraag) ayaa abaalmarinta qaaliga ah ee jaamacadaasi sanadkiiba mar ay bixiso guddoonsiisay gabar soomaaliyeed oo la yiraahdo Miski Maxamed Cabdulle.

Abaalmarinta oo la yiraahdo haweenayda halyeyga ah, ayaa waxaa la siiyaa dumarka aan codkooda la maqlin ee ku caanbaxay in ay qabtaan waxyaabaha wanaagsan.

Miski ayaa muddo dheer u shaqaynaysay bulshada Somaliya ee deggan gobolka Minnesota.

Halkan ka dhagayso qaabka abaalmarinta loo gudoonsiiyay:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.