Nairobi: Shirka maalgashiga Somalia oo lasoo gabagabeeyay-Sawiro

2015311635616562943428998u soo godol

Magaalada Nairobi dalka Kenya, waxaa lagu soo gabagabeeyay shir lagaga hadlayay, sidii maalgashi loogu samayn lahaa Soomaaliya, waxaana kasoo qeyb galay ganacsato Soomaaliyeed,iyo quburo dhanka horumarka dhaqaalaha oo caalami ah.

Shirkaan oo socday mudo 3 maalmood ah, ayaa qaban qaabadiisa waxaa iska kaashaday, shirkad lagu magacaabo “Shuraako” iyo safaarada Mmareeykanka ee dalka KENYA.

Qodobadi kasoo baxay shirka iyo faahfaahin halkaan ka dhagayso:

2015311635616560140925350investor show 2015311635616560728507910maryam 2015311635616563460784921personalities

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.