G.gobolka Hiiraan oo sheegay in ay furayaan wadooyinka gala Buula-barde

C/fitaax Xasan Afrax
C/fitaax Xasan Afrax

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax, oo wax laga weeydiiyay Xaalada ka taagan Degmada Bbuula-barde, iyo sababta ay DF wax uga qaban la’dahay, ayaa waxa uu sheegay, ineey lasocdaan dhibaatada halkaas ka taagan.

Gudoomiyaha waxa uu sheegay, in dhawaan ciidamada DF iyo kuwa AMISOM, ay qaadi doonaan howlgalo ballaaran oo lagu furayo wadooyinka gala degmada Buula-barde oo Alshabaab go’doon ku hayaan mudo halsano ah.

Halkaan ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.