Shirkadda Apple ayaa sheegtay in qiimaha saacad caaqil ah oo ay soo saartay uu u dhexayn doono 400 oo doolar iyo 17,000 oo doollar, iyadoo qiimahaasi uu ku xiran yahay nooca laga sameeyay saacaddaasi,
Saacaddani caaqilka ah ee Apple ma aha oo kaliya in ay qofka u sheegayso wakhtiga basle waxaa kale oo ay ka caawinaysaa in ay qofku ay u sahasho hawlo kale oo si gaar ah uu u qaban lahaa.
Hawlahaasi waxaa ka mid ah in aad ka dirto ama akhrisato farriin-qoraaleed, intarneedka oo aad daalacato ama dhaqdhaqaaqa uu qofka saacadda sita samaynayo inta uu gaarsiisan yahay.
Xitaa qofka saacadda sita waxaa suurtogal u ah in uu wax ku iibsado isaga oo saacadda isticmaalaya ama uu muusig dhegaysto, ama uu ogaado garaaca wadnihisa, ama xitaa uu u adeegsado sidii furaha gaariga.
Saddex nooc ayay suuqa ku soo gali doontaa, iyada oo qiimahana uu u dhaxayn doono $400 – $20,000.
Xigasho: BBC
shirkadda apple badeecadeeda inta badan waxaa loo isticmaala xog aruursi. waxaan ku xiran barnaajim lo yaqaan sarvurliance system. taasi oo u fududeyneysa in shirkadda dadka ku tiirsan xogtoosa toos ay meel kala ugu dhacdo.
waxay kaloo ku xiran tahay seterlite ka. Taasi oo fududeyneysa in qofka isticmaalayo ama ay xiran tahay saacadda. la ogaan karo meesha uu jooga weliba dhaq dhaqaaqa socodkiisa.
Apple badeecadeeda hada waa laga xiso dhacey maaha, in waqtigaani aad xayeysiisaan idinkoo og sababta ka dambeyso in badeecadeena dadka ay isticmaalaan. Waxay ahayd inaad shacabka uga digtaan isticmaalka aaladdaha ay soo saarto apple. maadama aysan tix glieyney qawaaniinta caalamiga ah ee u yaala shirkadaha iyo tixgelinta xogta macaamisha.
Shirkadani waa shirkad loo sameystey nidaam siyaasad. oo ah Data minining ama xog aruursi. waa in laga tik toonaada.
Maadaama soomaliya iyo dadka soomalida ba ay san lahayn shirkad weyn oo ka koontaroosha isitcmaalka tiknoolagyga cusub ee caalamka. iyo safetygooda.
shirkadaani