Biyo la’aan laga soo sheegayo Buur-Hakaba

150310044834_somalia_water_shortage_640x360_bbc_nocredit

Biyo la’aan ba’an ayaa laga soo sheegayaa magaalada Buur Hakaba iyo dhulka miyiga ah ee ku xeeran kaddib markii ay gureen inta badan ceelashii iyo warihii ama balliyadii biyaha laga cabi jiray ee deegaankaasi.

Fuustadii biyaha ah ayaa haatan waxaa lagu kala iibsadaa boqol kun oo shilin Soomaali ah oo u dhiganta Shan dollar, qiimahaasi oo asyan awoodin dadka ku nool Buur Hakaba oo u badan dan yar.

Halkaan ka dhagayso Biyo la’aanta kajirta Buur-Hakaba:

1 COMMENT

Leave a Reply to xassan cali kheyr Cancel reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.