Wojciech Szczesny oo kusoo bilaaban doona kulanka Caawa

960Goolhayaha 2aad ee Arsenal Wojciech Szczesny, ayaa lagu wadaa inuu kusoo bilaawdo kulanka Caawa ee United, kadib xanuun uu ku seegay labadii kulan ee lasoo dhaafay.

Wojciech Szczesny, ayaa kulankii arbacada ee Arsenal ka adkaatay QPR ku maqnaa xanuun asiibay, waxaana uu tababarka kooxda si rasmi ah ugu soo laabtay shalay.

Wojciech Szczesny oo horay u ahaa Goolhayaha 1aad ee Arsenal, ayaa kursiga keydka u galay Ospina, kadib qaladaad waaweyn uu sameeyay kulan Southampton arsenal 2-1 kaga adkaatay.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.