USA: Sharciyo adag oo lagu soo rogay Xawaaladaha Soomaalida

Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida, ayaa wada kulamada ay la leeyihiin masuuliyiinta Mareeykanka iyo madaxda Gobolada, dhinaca kalena waxay shirkadaha dadweynaha ku war geliyeen qaab cusub oo sahli kara, ineey shirkadaha sii wadaan dirista lacagaha.

Hadaba warbixin kusaabsan sharciyada cusub ee lagu soo rogay Xxawaaladaha Soomaalida, iyo qaabka cusub ee dirista lacagaha halkaan ka dhagayso.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.